su,aalo ku sabsan jaceelka
Waxaa is jeclaa gabar iyo wiil sideey isku jeclaayen
ayaa malin waxaa (Resbosar) ama bixitan ) usoo
baxay gabadha waxeeyna go,aan ku gartay iney
u sheegto arintan wiilka eey iyad is jecelyihin kadib
markey wiilkii ku tiri aboowe aniga waan baxaya oo
waan dhoofaya wilki oo asga anan marka celin karin
aya ku yiri abaayo iska bax lakiin maxaad xasus ah
oo ad iga tageydaa? gabadhii waxey soo bixiday
warqad waxeeyna ku tiri ilaa iyo naftaada ad
u yabtit ha furin arqadan ayey ku tiri
(macanaha ila aniga an kula so hadlo o
an mel ka tago ha furin ayey tiri) kadib
markuu dhaweyay gabadhii oo ey diyaradeeda
cagaha dhulka ka qaday ayaa wilki waxuu yimid
guriga waxuuna hoyadiis ka codsaday iney u
aqriso warqada adib markii ey sii dhameysay
aqrinta ayey tiri xiligan laga bilawo wilkeygana
ma tihid gurigeygana iga tag abahiisna sidoo
kale maclimadii iskuulka sidoo kale ila ugu
danbeen habar yartiis uu u yimid habaryartiis
aya waxeey ku tiri wiilkeygiyow is xaan ayan ku
sameynaya iskaga tag wadankan waxuna so
racay markab kadib markii uu markabka dhax
wenta bada soo marayo ayaa waxuu ka codsaday
kabtanka markabka in uu u aqriyo warqada kadib
markuu dhameyay kabtanka ayaa waxuu ku yiri
ninkaan lug iyo gacan hala qabto hana laga tuuro
markabka adiga ugu danbentii wuu bad baday
wiilki waxuuna helay gabdhii( hadaba waxaad
sheegta warqadas intasuu dhib uu uso maray
wiilka waxii ku qornaa? hadad jawabta xiiso u
qabto ku so dir codsigaaga emailkan kadib aniga
ku soo jawabidona kukay12@hotmail.co.uk ahadsanid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaa in muda ah isqabeen naag iyo nin
malintii danbe waxeey go,aan ku gareen
in eey kala tagaa (is furan) markii eey
kala tageen nagtii waxeey gursatay nin
ilmo ayey dhashay ninkina naag ayuu
gursaday asna ilmu aabo u noqday
malin maalmaha kamid ah ayeey
waxeey iskaga horyimadeen wado
cidlo ah kadib waxeey salaan is
dhaafsadan ninkii aya waxyy bilabay
suaal waxuuna weydiyay adiga wax
ma dhashay ayuu yiri naagtii waxeey
tiri haa iyada suaal ayey dhafsatay
oo waxeey tiri adigana wax ma dhashay
haa ayuu yiri (macnaha ilmo abo ma
u noqotay)isgaa hadana hadalkii qatay
oo yiri adiga inaad wax dhashay maxaa
i cadeynaya naagta markiiba umul ayey
ehed naaskeda ayey soo bixiday caano
ayeeyna ooga kentay (inlee nagta hadey
umul ehen naaskeda caano kama imanaye)
iyada cadeenteda weey tustay hadaba
su,aal waxaad sheegtaa ninka maxuu ku
cadeen karaa inuu dhalay caruur inuu
abo caruur u yahay = walaal jawaabta
hadeey xiiso weyn kugu heydo emailka
hoos ku qoran ila soo xiriir mahadsanid