.............................................................................................................................................................
sheeko gaban
sheeko cusub waliga maku fikirtay adiga oo aan waxba qabnin
in aad hesho konto kon oo bilyan
hadab wiil kaan waxuu si aad ah u jecel yahay
lacagta runtii wiil kan magaciisu waa burhaan
waxa uuna ku dhashay dalka somaliya dhanka
casimada wilkaan waxuu soo arkay wax yabo
kala duwan sida jaceel bashaal saxiibtinimo asaga
oo sidaa ah hadan waxuu si ad ah u xiseyaa inuu
hanto konton kun oo bilyan isga oo waxba anan
qaban runtii wa sheeko qofka admiga ah markuu
maqlo dareen gaar ah ku dhalin karta sida an
ognahayba qof walba wuu jecel yahay wax walba
si dhaw ama fudud inuu ku hanto lakiin wiilkaan
waxuu si qaas ah u daneenaya lacagata aqristoo
malin maku fikirtay inaad si sahal ah ku heshid
lacag gareyda konton kun oo bilyan wa arin
cajiib ah la soco qeebaha kale.....
Qebta kowad
Waxa Ka Sheekeeyey Xasan Olol; oo Waxa Waraystay Weriye Liibaan
M. Shire Guurkii Dhexmaray Jinka Iyo Insiga , ninka guursaday
naagta Jinka ah oo ah nin reer Somaliland ah, waxa magaciisa la
yidhaahdaa Xasan Olol Jaamac oo ah oday ay da’diisu tahay 70 jir,
waxa uu hadda ku sugan yahay magaalada Hargeysa
Markaa waxa sidii ay qisadaasi u dhacday kala sheekaystay
Liibaan Maaweel Shire oo Haatuf ka tirsan, qisadaas oo ah
qiso dhab ah ... Xasan Olol; Wuxuu ahaa nin Somaliland ah oo
ku barbaaray magaalada Cadan ee dalka Yamen;
mar uu ku dabaalannayey meel u dhow badda magaalada Xiis;
ayey qabsatay qisadan:- Waxay aheyd subax hore 6:00 a.m aroornimo;
Xasan Olol wuxuu dabaal u yimid inuu ku dabaasho xeebta Xiis .
Hadaba markuu waxoogaa dabaalanayey ayuu wuxuu arkay , gabar
dabaalaneysa meel u dhow , markuu sii dhugtay ... waaba gabar aad u qurux badan ,
wey u soo yara dhawaatay markaas ayaa waxaa bilaabay inaan la kaftamo,weyna igu
xanaaqday markaas bay badda I quusisay, balse Xasan Olol wuxuu modayaa inay insi tahay!
walaal hadii ad wax sheeko ah o ad no heydid waa ino so gudbinkarta