salmaanwalaal's Site

                     

 Home - cismaan maxamed cawed

                        Lama filan jacel

Madonayo Aqristow inaan kugu badiyo qoraalka.
Wiilka Qisada eey so martay oo sheekada No shegaya
Ayaa waxuu hadalkisa ku bilawayaa Sida tan...
Waxuu ahaa jaceelkii iigu horeeyay ee soo mara nolosheyda
Runtii markaan ku nolaa somaliya Waxaan aad u,xiisen jiray
aqrinta bugaagta jaceelka. Waxaan soo Maraba dhul waxaan imid
Dalka baritin ee magalda London. Maalmo kadib waxaan bilaaway
kolleg. Si,aan aqoonteyda qabyada ii,ehed halkeedi ooga sii wato.
Mudokadib waxaan is baranay saxiibo badan oo iskugu jira gabdho iyo wiilal.
Waxaan Si,aad ah iskugu dhawaanay gabar magacedu igu sheegtay (Yalieni)=Yalini.
Yalini waxeey ku dhalatay Dalka <Pakistan> Magalada {Islamabad}.
Waxaan aad ola dhacay la,dhaqanka saxiibtinimo oo eey lehed.
Markaa kadib waxaan bilaway inaan ogaado afaraheeda.Si,aan uguda galo
nolosheeda.mudokadib waxeey ogaatay inaan iyada la raac raacayo falaarta
=(oo aan daneeynayo iyada) Kadib Waxaan bilawnay inaanu isdhaaf sano su,aalo
Waxaa hadalka bilway malinta aniga oo iyada ku iri "Adiga majiraa qof aad xariir
lasameeyday intaad ku noleeyd dunida?" Yalini oo hadalkii qadtay aya tiri..
"Maya waligeey manaan sameynin xariir jaceel" kadib ayaan weydiyaay hadii eey
doneydo iney hada sameydo xariir. Nasiib wanaag weey iga ogalatay
Inaan wada yeelano xariir. Kadib waxeey iiqortay mobelka gacanta(phone keda)
Markaan wada soconay muda ku dhawad afar sano. Ayaa waxaa inoo dhamday kollegkii.
Kadib waxeey igu wargaliday ineey u badal doonto magaalo oo an sidaa noga fogeen
*{Baristol waa magaca magalada ey u badalatay} si,eey halkaa oga sii bilowdo jamacad
Waxeey sidaa ahataba malin aanu telfonka ku wada hadleynay aya waxaan isku soo qadnay.
Arimo guur Runtii hadalkaas iyada meynan iga fileyn lakin aniga u weeydiyay si,aan
u ogado marxalda dhabta ah oo eeykusugantahay.Markaa kadib ayeey waxeey igu tiri
"waxaa jira hadal aan inmudo ah ka qarinjiray oo an diidanaa inaan kugu dhawaco
lakiin maanta waxaan ku qasbanahay inaan ku sheego.Aniga qooyskeyga waan ogahay
in eeynan iga kaa ogolaneynin" anoo iyada hadalkii kasii dhaxgalay ayaa ku iri
ii sheeg sawabta oo eey qoyskina igu kaa diidi karaan.Iyadoo hadalkii si qadatay aya tiri
"Waan ogahay abaheyga waa dadka ka danbeyda dhaqamadii hore waan ogahay ina tahay
wiil muslim ah oo ana aan ahay gabar muslimad ah lakiin waxaa jira arimo kale
oo aan si,waadix aanan kugu sheegikareynin"Waxaan iri watahay anigoo markiiba
aad modid qof Dagalsoo galay oo kale xanaaq kor isii dhafay ayan ku iri
waan sii baxayaa Nabadey. Hadalkeeyga markiiba waa eeydarentay oo waxeey igu
tiri waan kuogahay waad carootay.markaana iyado isku dayeeysa iney i dajiso ama
i qanciso aya waxeey tiri i sheeg sidee doneysaa inaad sameydo.
Waxaan markiiba ku iri waxaan donaya inan abaha dad u dirsado si uu igu ka ogalado.
Iyadoo hadalki qatay aya tiri"Aniga waan ku sheegay abahey mana umaleynayo inuu ika
ogolanayo"lakiin waxaan ku madaxadegay inaan aniga ku soo qancayo.
Ugu danbeen weeyiga ogalatay inaan udiro odayal aniga iga socda qoyskeeda.
Intaa kadib waxeey i sheegtay ineey ii ogolandonto labo siyaabo kale iney igu qancindonto
Hadii ey dhacdo inuu soo diido walidkeda.Aqristow anoo soo gobaya sheekada.
Gabadha abahed wuu diiday inuu isiiyo isgoo qiilka dhiganaya in gabadhiisa eynan
wali gaarin guur.Waxaan malintii danbe usheegay arinta yalini oo iyada markiba ogeed
waxii ka dhacay mesha kadhacayay.kadib waxaan si naxriis ku jirta ku iri iska daa
oo anigana wada deeyda ayan racanaya adigana taada.
Lakin weey iga diiday oo waxeey tiri waan kulmeyna si aan mel wax,uwadadhigno.
Kadib waan kulanay habeenka waxeey ehed habeen eey so galeydo iida arafa <Eid>
aqristow habeenki waxaa meesha ka dhacay arin labadeenaba lama filaan nagu noqotay.
{Wada raxeysi}.kadib habeenka waxaan go,aan ku garnay in xariirka an mesha ku jarno.
Hasa ahatee waxaa in mudo ah kadib isoo wacay yaliini oo si,aad ah u murugesned
codkedana an ka daremayay in ooyinku jirto waxaan si naxdin ku dheehan tahay ku iri
"maxaa ku helay oo aad la,ooynedyaa"intaa kadib iyadoo u hadleyda si naxariis ku jirta
Waxaan rabaa inaan kusheego arin!!!? .Waxeeyna i tiri waxaan leeyahay uur
waxeey kalo inta i raciday maca rabo inan dilo cunugeyga igu horeyay {Curudkeyga}
anigoo la, waxaan oga dhigo jawaab isla markana aan go,aan saday inaan iska guursado
gabar somali ah.lakin markey i sheegtay arintan Waxaan galay fikir dheer.
Kadib iyadoo igu leh maxaad la,amustay oo isku dayeydana in eey iga dhaadhicido
inaan wax la qabto ama talo keeno.Waxaan go,aansaday inaan sameeyo nikax si qarsoodi ah
Markaan u shegay nasiib wanaag weey iga og,latay lakin waxeey igu tiri .balan iga qaad
in anan isku tageynin nikaax kaliyah inta u ka dhalanayo cunugeyga{aqoonsi aabo nimo inad u yesho}
Aqristow waxaan isku raacnay guurka gaban e shuruda ku xeran shekada inta ayey hada mareydaa
oo wiilka wuu qabaa gabdha si qarsoodi ah inta uu ka dhalanayo======Waxaan cudurdar ka jedinaya
madama anan shekda ku xusin wiilka magacisa isagoo ka gaabsaday inu ku daro sheekda
magaciisa.Sheekad aad ayaanu usoo gabinay si aqristayashu eynan ugu cajisin
unaogadaan Nuxurka sheekada./////Waxaa idin soo diyaariyay anigoo ah saleban
kukay12@hotmail.co.uk
              ^^^^^^^^DHAMAD^^^^^^

 

Fikrad ama su,aalo ku qor hoos

King Khalid NEW SONG.mp3

 

Home - cismaan maxamed cawed 

 Home - cismaan maxamed cawed

Make a Free Website with Yola.